Qorshaha mashaariicaha sanad misaaniyeedka 2014 T.I ee ismaamulkani diri dhabe ayay maayarka ismaamulka iyo madax xafiiseedyadu kala saxeexdeen.
Ismaamulka ayaa muduyinki ugu danbeeyay waxaa ka socday mashaariico kala duwan oo aan wakhtigi loogu tala galay lasoo gaba gabayin waxaana sanad miisaaniyeedkani rubiciisi koobaad aan soo dhaafnay la qorsheeyay in la dar dargaliyo mashaaricaha la bilaabay ee kasocda ismaamulka. Qorshahani ayaa waxaa si wada jir ah usoo wada diyaariyay xafiiska maaliyada ismaamulka iyo waliba…


