Toddobaadka xisaha diridhabe ee marki 4-aad ayaa si wayn looga xusaya magaalada Diridhabe.
Waxaa 5-ta maalmood ee soo socda magalada diridhabe lagu xusayaa toddobadka xisaha Diridhabe, iyadoo dood cilmiyeed diirada lagu saarayo dhaqanka, taariikhda, afka iyo haybta qoomiyadaha, suugaanta, tartamada ciyaaraha, booqashooyinka mashaariicda horumarineed, iyo munaasabado lagu xoojinayo wada jirka. Toddobadka xisaha diridhabe waa goob ay isugu yimaadaan dadwaynaha ku dhaqan magaalada Diridhabe iyo asxaabtooda meelkasta oo ay…


