Waxaa la sheegay in loo baahan yahay in la is garab istaago xilliga xagaga iyadoo loo marayo shaqoyinka sama falka.
Xafiiska Maayarka ee is Maamulka Diridhabe ayaa Xarunta Maamulka Ciidanka Asluubta iyo Hoyga maxabista diridhabe, ka qayb qaatay taakulaynta adeega is xilqadka xagaga ee sanad 2017 oo ay ka mid yihiin dhir beeris, dhiig ku deeqid, daryeelka nadaafadda haweenka maxaabiista ah iyo sidoo kale raashinka caruurta ee caruurta maxaabiistu hayso. Mudane Dhareje Tsegaye, oo ah…


