Masuuliyiinta degmada 04 ee la doortay ayaa kormeer shaqo ku sameeyay
Maamulka degmada 04 ee golaha maamulka Diridhaba ayaa saaka kulan wadatashi ah la yeeshay dadweynihii doortay Galabta ayaa waxa ay kormeer ku soo mareen adeeg bixinta xarumaha adeegyada bixiya ee degmada. Waxaana ay u kuurgaleen habsami u socodka hawlaha shaqo ee Saldhigga Booliska Gende qoore iyo Xarunta Caafimaadka,iyagoona kulamo wadatashi ah la yeeshay madaxda iyo…


