Waxaa Lasheegay In Lasii Xoojin doono Hawlaha Lagu Horumarinayo Waxtarka Mashricaha Khayraadka Ee dhulka hoose.
Xafiiska Beeraha, Khayraadka Biyaha iyo Tamarta ee ismamulka Diridhabe ayaa maanta daahfuray wajigii labaad ee mashruuca horumarinta hab nololeedka deegaanka hoose. Waxaana ugu horaynti ka hadlay Maayar ku Xigeenka ismaamulka Diridhabe Ahna Madaxa Xafiska Ganacsiga,Warshadaha iyo Malgasigga Mudane Xarbi Buux oo sheegay in ismamulku uu yahay mid u nugul is badalka cimiladu iyadoo la xoojinayo…


