Waxaa lagu dhawaqay in lasii xoojin doono casriyayta adeegyada garsoorka.
Magaalada Diridhaba waxaa ka socda shirka Madasha sharcii Turjumaada Qaranka oo uu goob joog ka yahay Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Faderaalka Itoobiya Mudane Tedhiroos Mihiratu. Waxana Ugu horayn madashasi ka hadlay kusi simaha duqa magaalada Diridhaba ahna madaxa xafiska maaliyada iyo dhaqalaha ee ismamulka diridhaba, marwo Muluuka Maxamad, waxayna sheegtay in maxkamada dhaqanka laga bilabay…


