Waxaa maanta ka qabsoomay jaamacada dir dhabe madal biyo xidheenka wabiga abay , kaas oo isku xidha dadka Itoobiya iyo jiilasha horumarka, waana xarun dhaqaale oo muhiim ah, waa in la dhamaystiraa oo si dardar leh loo hawlgeliyo.
#DGC /Cuur 26/2017T.I Maayar ku xigeenka duqa ahna madaxa xafiiska ganacsiga malgashiga iyo warshaynta mudane xarbi buux ayaa qabtay madal dood cilmiyeed halku dhigiisu ahaa “Dadka Itoobiya way qaban karaan” oo ay iska kaashanayaan Xafiiska Isku xidhka wabiga biyo xidheenka ee ismamulka dir dhaba, xuska sanad guurada 14-aad ee ka soo wareegtay markii la dhagax…


