Waxaa laasheegay in Hawlo badan oo horumarineed oo ka socda ismaamulka Diridhaba, lagu gaadhay dadaalka shacabka iyo go’aan qaadashada hogaanka”
Xubnaha Guddiga Joogtada ah ee Arrimaha Kaabayaasha Dhaqaalaha iyo horumarinta Magaalooyinka ee Golaha Shacabka itoobiya ayaa boqda hawlaha horumarineed ee ismamulka magalaada diridhaba kasocda. Waxayna ugu horaynti guddigu boqdeen uu Xarunta Shirarka, “Mesob Dire” oo ah xarunta adeegga hal bowlaha ah, Maktabad, dhismayaal guryo dhisme ah oo lagu dhisayo guryaha iyo hantida maguurtada ah, aagga…


