Waxaa la tilmaamay in loo bahan yahay in ay bulshadu hoos u dhimaan isticmaalka shidaalka.
Ka dib dagaalki ka qarxay bariga dhexe ayaa si heer caalami ah dunidoo dhan uga dhacday shidaal yari ka dib marki ay xidhantay marinki heramus ee dalkasi iraan. Waxayna sheegen bulshada gaadiidka kala duwan ee dir dhaba ka dhex shaqaysta iyo kuwa xamuulka qaada ee dalka dibadda uga baxa in loo bahan yahay isticmaalka shidaalka…


