Haweenka Diridhaba Halkii Ay Daqiiq Ka Sugi Lahaayeen In Ay Furtaan Warshado Daqiiq Ah Oo Ay Leeyihiin Wasiirka Warshadaha mudane Melaku Alebel
Wasiirku waxa uu sidaasi ku sheegay mar uu maanta xadhiga ka jaray 11 warshadood oo wax soo saar ah oo uu weheliyo duqa magaalada Diridhaba mudane mudane Khedir Juhar. Warshadaha la furay ayaa waxaa ka mid ah “Warshada Daqiiqda ee Bahir” iyadoo mulkiilaha iyo maareeyaha warshadan ay tahay marwo Maria Sala. Warshada Daqiiqda ee Bahir…


