Ganacsatadu doorka ay ku leeyihiin horumarka dalka ayaay la yeeshay maamulka degmada 05
Waxa kale oo dooda lagu sheegay in ganacsatadu ay kaalintooda ka qaataan sidii loo xaqiijin lahaa kobaca dhaqaalaha dalka iyo guud ahaan horumarka dalka. Waxaa la sheegay in ujeeddada ugu weyn ee madashan ay tahay sidii loo soo bandhigi lahaa waxqabadkii ganacsi ee 7 dii sano ee la soo dhaafay ay ku talaabsadeen is bedelka…


